Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.
Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guu